Family Sagal Channel
Family Sagal Channel
  • 1 881
  • 108 420 654
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED
Переглядів: 55 543

Відео

MOHAMED OO HOOYADII GARAN WAYAY QOSOLKA ADUUNKA
Переглядів 22 тис.4 години тому
MOHAMED OO HOOYADII GARAN WAYAY QOSOLKA ADUUNKA
IMTIXAAN ADUUN PART 22
Переглядів 91 тис.12 годин тому
IMTIXAAN ADUUN PART 22
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 22 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 33 тис.12 годин тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 22 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 21
Переглядів 84 тис.14 годин тому
IMTIXAAN ADUUN PART 21
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 21 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 28 тис.14 годин тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 21 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 20
Переглядів 81 тис.16 годин тому
IMTIXAAN ADUUN PART 20
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 20 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 36 тис.16 годин тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 20 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 19
Переглядів 88 тис.19 годин тому
IMTIXAAN ADUUN PART 19
YAA HEESI KARA OO FANAN NOQONKARA
Переглядів 24 тис.19 годин тому
YAA HEESI KARA OO FANAN NOQONKARA
IMTIXAAN ADUUN PART 18
Переглядів 86 тис.День тому
IMTIXAAN ADUUN PART 18
FAHAN ADIGO MAQLIN CHALLENGE QOSOL BADAN
Переглядів 19 тис.День тому
FAHAN ADIGO MAQLIN CHALLENGE QOSOL BADAN
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 18 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 29 тис.День тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 18 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 17
Переглядів 90 тис.День тому
IMTIXAAN ADUUN PART 17
SHEEG DADKAAN CAANKA AH KU GULEESO 50$ DOLLER
Переглядів 29 тис.День тому
SHEEG DADKAAN CAANKA AH KU GULEESO 50$ DOLLER
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 17 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 25 тис.День тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 17 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 16
Переглядів 97 тис.День тому
IMTIXAAN ADUUN PART 16
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 16 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 21 тис.День тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 16 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 15
Переглядів 90 тис.День тому
IMTIXAAN ADUUN PART 15
PRANK dagaal kudhamaaday sucdi oo xanaaqday
Переглядів 72 тис.День тому
PRANK dagaal kudhamaaday sucdi oo xanaaqday
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 15 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 19 тис.День тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 15 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 14
Переглядів 82 тис.14 днів тому
IMTIXAAN ADUUN PART 14
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 14 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 20 тис.14 днів тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 14 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 13
Переглядів 85 тис.14 днів тому
IMTIXAAN ADUUN PART 13
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 13 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 25 тис.14 днів тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 13 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 12
Переглядів 104 тис.14 днів тому
IMTIXAAN ADUUN PART 12
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 12 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 27 тис.14 днів тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 12 AAD || CAWA 8:00 PM
IMTIXAAN ADUUN PART 11
Переглядів 109 тис.14 днів тому
IMTIXAAN ADUUN PART 11
PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY
Переглядів 70 тис.14 днів тому
PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 11 AAD || CAWA 8:00 PM
Переглядів 23 тис.14 днів тому
HORDHAC || IMTIXAAN ADUUN XALQADA 11 AAD || CAWA 8:00 PM

КОМЕНТАРІ

  • @MaidoShuriye-wk3bd
    @MaidoShuriye-wk3bd 4 хвилини тому

    Waan kusugeynaa qalbi ❤

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 5 хвилин тому

    Sagal waxaa ii muuqdo inad marka kowad ka xun thy UA-cam ay socdi sameysatay iyo hormarka sucdi Tan kale waxad dhahde abeeso ninki koriyo galad shegashada iska dhaf sucdi adu Madan korine

  • @MaidoShuriye-wk3bd
    @MaidoShuriye-wk3bd 6 хвилин тому

    😢😢😮

  • @adanifrah8261
    @adanifrah8261 9 хвилин тому

    Malaha wad masersantay inanti yarayd walasha matali jirtay quruxda badnayd away 😂😂😂waxad ila egtay dumarka nimanka israciya caf iyo musamax wll lakin wa sidan wax u arkay😂😂😂😂

  • @SmilingHouses-lg8vn
    @SmilingHouses-lg8vn 10 хвилин тому

    Xumida bisinke ma qofkale un ku badashida😢

  • @Womenspeek
    @Womenspeek 15 хвилин тому

    Aniga weligeeyba waan dareensanaa ineey sucdi saas sameeyn doonto waayo qofka qaabkiisa la fahmi karaa waxa ka suurtoobo 😅

  • @user-mx7xk6ct9i
    @user-mx7xk6ct9i 18 хвилин тому

    ❤ahghdibs. Jaagjjvitii😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-mx7xk6ct9i
    @user-mx7xk6ct9i 19 хвилин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haboon6195
    @haboon6195 22 хвилини тому

    Walaltinimo wax dhaama ma jirto walhi isna astura hablo walalo ah baa tihiine ❤

  • @user-mx7xk6ct9i
    @user-mx7xk6ct9i 22 хвилини тому

    Gjvjbjhf😊

  • @MaryamaAbdulahi-fy9oc
    @MaryamaAbdulahi-fy9oc 27 хвилин тому

    Wa nishi waxe ila tahay iney leysku diraayo wayo dadka warka ku kena laga yaba iney idinka xun yihin

  • @Mahamud-kq6vp
    @Mahamud-kq6vp 33 хвилини тому

    No subcribe

  • @najmanalka3139
    @najmanalka3139 34 хвилини тому

    Sucdi boskeda qofkale ku badallo hajojin abayo❤

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 36 хвилин тому

    Laba walaalo ah ayaa thn labadiinuba waad dhaarateen ka wrn hadaa heshiisaan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 40 хвилин тому

    Sagaley inaad qof xun oo Isla weyn tahay waahore ku arkay naayaa gabadha walashaa ah oo kulasoo shaqeysay why u xumeeysay oo ugu faantay lacagta aad ku heshay madaxeena Chanelgakaga waa qeybo dhacay Sucdi wax cad miyaa ku haysaa mise waxaad ku haysataa kutiri kuteen

  • @user-zl5ir2dn8k
    @user-zl5ir2dn8k 43 хвилини тому

    Baasdara baatahay wajigaaga runta waan baranay Sucdi waad shirqooshay dulibaatahay dharag Hadeey udhimato wlhi adiga ayaa udhimanaayo taas kutasho Nairobi waan kulajoognaa

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 43 хвилини тому

    Naa waa naagtan karsan ee buufinka ah habarta xuneey maxaa gabadha u handaday xaasidad yahay xun warkaaga waa haynaa uf unscripte baana tahay

  • @funnygirlc.xakiin4630
    @funnygirlc.xakiin4630 44 хвилини тому

    Sucdi my favourite sheeko naga latag nayaa😂❤❤❤

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 53 хвилини тому

    Somali maba heshiiyaan waa dad aan isla socon karin duurkina kala gala

  • @user-oi3ve9vs6q
    @user-oi3ve9vs6q Годину тому

    Wsw xbbti mcnto dhib malaha waqti kale ayaa ka bdn laakiin iska banaanow balaayo arki maysid xbbti qaali ❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤ I love you so much miss sucdi Axmed noolow intaynololi jirto insha alĺaah allaahuma aamiin aamiin yaarabi

  • @atsuyasamford4955
    @atsuyasamford4955 Годину тому

    Walaalo ceebta bila Aadamka ha Ku dheerayn inaad qofkale Ku badasho un bay ahayd ee waxa idin dhexyaala aduunka maad ogoysiiseen runtana Allahou aclam ,from Djibouti

  • @SucdiQaliif
    @SucdiQaliif Годину тому

    Sagal waa dadka xasidka ah wyo waxay rabta you tube keda kliya in wax lo so galiyo dadka kle hormar uma ogalo ak iyo sucdi hday you tube samesten wax so galiyan mxaa oga xumane oo u dhahe prank wye waxoda

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 Годину тому

    SagaL WY cabaneysaa OO qoftas ayy ka sheganysaa Sucdina WY oynee oo ba io balanbal waa ley shirqooley io mishin baa ly dhigey noloshana lyma OGOLA ayy dhahdy🤔 MARKA IDIN KALA GARAN MEYNEE DRAMADA INO WADA SI VIEWS-KU CIRKAS UGALO CHANNEL-KA SUCDINA USO KACO OO MORE SUBS UHELO THAT'S ALL😂😂

  • @atsuyasamford4955
    @atsuyasamford4955 Годину тому

    I am marwo reer Djibouti ah xata caruurtayda ayan ku dhahay Ila raadiya ,marka walaalo Sucdi un ka saaro noo siii dhamaystir hadii kale sagal somali danbe waanu Ku daynay❤❤

  • @nimcocaafi3624
    @nimcocaafi3624 Годину тому

    Naa doqonyahy beenta badan iska fadhiiso sucdi kuso shegty wixi jiraye iskaga tag miskinta ooyeysa

  • @abdiqafaribrahim
    @abdiqafaribrahim Годину тому

    Sagal waa igayabisay maxaa cunuga uqayantay

  • @user-qh7og1dc8h
    @user-qh7og1dc8h 2 години тому

    Naaa nacs bad thy daadka bahiida kaga faiidysata

  • @NadarMaxamuud-tx5sl
    @NadarMaxamuud-tx5sl 2 години тому

    😂😂😂😂

  • @ardinabbe1433
    @ardinabbe1433 2 години тому

    first😂😂😂😂

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 2 години тому

    Mxaa gabdaa ushirqoshe habaryahay

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v 2 години тому

    Prank ayaa nagu gaadeysaa😂😂 Idin fahaney

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 години тому

    Sagal iyo sucdi hadad prank wadiin waaa caadi lakiin hadeey sideey sheektay sucdi wax u jiraan waa inaad ka qoomameeyaasa sagal 😊

  • @deeqadakane4569
    @deeqadakane4569 2 години тому

    m.a flmkan wan dhameysay Asad hambalyo ❤❤❤❤❤❤ wan idin xisi doonaa

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 години тому

    Sagaleey walal heshiiya gabdha walaala ah baa tihiin ilaahey maslaxa kheyr qabta ha idin dhex dhigo walal aad baan arinkaas aad baan uga naxay

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 2 години тому

    Allah ayan runta og lakin adiga waxabaa diidan tahy maxa UA-cam maxa u furytay

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 години тому

    Walaaley waanagu socday film ka booskeeda qof ku badal ama si un yeel raali waa nahay

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 3 години тому

    Team washamsi 🔦🔦🔦🔦🔦🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤

  • @aishakhafane9913
    @aishakhafane9913 3 години тому

    Wlh wan jecl film kas 😢sorry abyo mcnto 🥳🥳film cusub no bilaw ❤

  • @MaaidoAadan-ki3yh
    @MaaidoAadan-ki3yh 3 години тому

    Raali wanka nahay guuleyso Bini adanka wax walbo walaga fishaayee❤❤❤❤

  • @ShukriHussein-fe9bx
    @ShukriHussein-fe9bx 3 години тому

    Qoftas indhaheda uma bogiin wlh sagaley 😂

  • @Umuhanifa-i7
    @Umuhanifa-i7 3 години тому

    Fillinki umbbad jiisheen

  • @Umuhanifa-i7
    @Umuhanifa-i7 3 години тому

    Imikana samax

  • @Umuhanifa-i7
    @Umuhanifa-i7 3 години тому

    Sagal qofka aad ceesh wada cuntan wa la xaq dhawra ee iskada saxibada

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 3 години тому

    Oo ma filinkii ayay run mooday sucdi ha joojin sagalay keep going up

  • @FaisaDahir-e7c
    @FaisaDahir-e7c 3 години тому

    Sagaley ma branki bad nagu samaynasa sidii berigi kii asad aad nogu samaysay 2022 tankii nagada ciyaarta wanu kugu fahanye naga sodaa filinka

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 4 години тому

    Goodbye

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 години тому

    Ikhyaarey sagal waxad waydiisaan Xaajigeeda wali maku garab istaagay xijaabka qaado heesta iyo music ta jooji cowrada asturo Asad waa masuul qofkasna masuuliyada waa la waydiin maalinta qiyaame

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 години тому

    Ikhyaarey sagal waxad waydiisaan Xaajigeeda wali maku garab istaagay xijaabka qaado heesta iyo music ta jooji cowrada asturo Asad waa masuul qofkasna masuuliyada waa la waydiin maalinta qiyaame

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 4 години тому

      Marka horaba imtaxaan aduun maxad ugu bixiseen War quraanka barta oo salaada axkaamteeda barta sh mahad cabdinuur kitaab cumdaha oo uu akhriyo Iyo ducooyinka Dr Ahmed Yamani soo raaca please 🙏 Dambigan iyo wakhti dhumiska iska dhaafa

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 4 години тому

    Waa yahay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 5 годин тому

    Marka 2daa dhinac dhagaystay sagaleey adiga qaldan ee gabadha amaan sii oo nabad gali.